Wararka

Friday April 19, 2013 - 06:36:16
Visits: 1716
0 Comments
Super Admin
Xilli cayaareedka 2013 ee horyaalka kubada Cagta dalka Soomaaliya ayaa qeyb ahaan bilowday iyadoo cayaartii furitaanka horyaalka heerka labaad ay dhacday maanta oo, halka horyaalka heerka koobaadna uu sugayo oo keliya marka ay FIFA soo dhamsytirto wajiga labaad ee dhismaha garoonka Stadium Banaadir,…
Friday April 12, 2013 - 14:02:00
Visits: 2795
0 Comments
Super Admin
Baarka weyn ee Liido Sea Food ayaa ku guuleystay tartanka xiddigaha kubada cagta dalka kaddib markii ay 1-0 kaga adkaadeen kooxda kasoo hor jeeday ee SingJet cayaar shalay ka dhacday garoonka jaamacadaha ee magaalada Muqdisho.
Tuesday March 26, 2013 - 00:51:54
Visits: 2288
0 Comments
Super Admin
Xiriirka kubada cagta Soomaaliyeed ayaa maanta furay tartanka xiddigaha kubada cagta dalka iyadoo cayaartii furitaankana ay kooxda ku cayaareysay magaca E-maal Nation Link oo ah barnaamij lacagaha la isugu xawilo teleefonka teleefonka dhexdiisa ay 3-2 kaga adkaatay kooxda ku cayaareysay magaca shirkada…
Sunday March 03, 2013 - 17:35:20
Visits: 2665
0 Comments
Super Admin
Tababar dhinaca garsoorka ah noociisuna yahay FIFA MA ayaa maanta magaalada Jabuuti uga furmay 28 garsoore oo ka tirsan xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta, waxaana tababarkani uu qeyb ka yahay dadaal si wada jir ah ay u sameynayaan ururka kubada cagta aduunka ee FIFA iyo xiriirka Soomaaliyeed ee…
Friday March 01, 2013 - 19:25:49
Visits: 1931
0 Comments
Super Admin
Garsooreryaal ka tirsan xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta oo isugu jira heer caalami iyo heer qaran ayaa maanta oo jimco ah gaaray magaalada jabuuti halkaas oo uu ka dhici doopno tatabar FIFA u qabaneyso garsooreyaasha Soomaaliyeed kaas oo noociisuna yahay FIFA MA course.
Saturday February 23, 2013 - 06:50:57
Visits: 2307
0 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta ayaa dib u casriyeeyay shabakadiisa wararka ee www.somsoccer.com taas oo loo sameeyay qaab si weyn u shaabaha kan ururka kubada cagta aduunka ee FIFA oo Soomaaliya ay xubin buuxda ka tahay.
Saturday February 23, 2013 - 02:54:16
Visits: 3486
1 Comments
Super Admin
Guddoomiyaha xidhiidka kubadda cagta ee dalka Djibouti Mudane Suleiman Hassan Waberi oo safar shaqo oo rasmi ah ku jooga xarunta guud ee xidhiidhka kubadda cagta Africa ee magaalada Qahira ayaa maanta 22/2/2012 la kulmay Guddoomiyaha xidhiidhka kubadda cagta ee qaarada africa (CAF) Mr. Isse Hayatou…
Saturday January 12, 2013 - 09:42:06
Visits: 2060
0 Comments
Super Admin
Lex Vander oo ah khabiirkii cows-ka Artifishalka ah ku goglay garoonka kubada cagta Stadium Banadir muddo lix todobaad ah oo uu joogay Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA in uu ahmiyad gaar ahaaneed siiyo dalka Soomaaliya oo uu sheegay in uu yahay dal ay ka go'antahay…
Friday January 11, 2013 - 08:30:21
Visits: 2063
0 Comments
Super Admin
Gabagabada dhigista cowska artifishalka ee garoonka stadium Banadir ayaa waxaa ay astaan u tahay in uu soo dhamaaday wajigii hore ee dhismaha garoonka, sida uu sheegay xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cabdi Qani Sacdiid Carab oo maanta war saxaafadeed arrintaa ku aadan kasoo saaray…
Tuesday January 08, 2013 - 22:15:13
Visits: 1594
0 Comments
Super Admin
Guddoomiyaha Xiriirka kubada cagta dalka Jabuuti Suleymaan Xasan waaberi oo ku sugan xarunta FIFA uuna wehlinayo wasiirka sportiga dalkaasi Dr Jaamac Cilmi Cukiye ayaa balan qaaday in uu xooga saari doono horumarinta kubada cagta ee iskuulada iyo tan gabdhaha, waxaana uu hadalkaasi ka sheegay kulankii…
Saturday December 22, 2012 - 10:29:49
Visits: 1728
0 Comments
Super Admin
FC Banadir oo hanatay horyaalnimada sanadka 2012 ee tartanka horyaalka heerka 3-aad ee kubada cagta dalka Soomaaliya ayaa u dabaal degtay guusheeda munaasabad ka dhacday baarka weyn ee LIDO Seafood ee ku yaala xeetba Liido ee magaalada Muqdisho shalay jimcihii, munaasabadaas oo ay kasoo qeyb galeen…