Cayaaryahanka la yiraahdo Didier Drogba ee u dheela kooxda Chelsea ee dalka Ingriiska una dhashay dalka Ivory Coast, Yaya Toure oo u dheela kooxda Barcelona ee dalka Spain iyo cayaaryahanka u dhashay Cameroon ee la yiraahdo Samuel Eto'o una dheela kooxda Inter Milan,ee dalka Talyaaniga ayaa ah sadexda…