Wararka

Wednesday July 21, 2010 - 10:03:58
Visits: 2561
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Waxaa barri uu bisha July tahay 22 magaalada Helsinki ee dalka Finland si rasmi ah uga furmaya cayaaraha xagaaga ee (Eurosom summer games) oo sandkiiba mar loo qabto kooxo soomaaliyeed oo ka kala dhisan dalal kala duwan oo Yurub ku yaala.
Sunday July 11, 2010 - 22:19:28
Visits: 2509
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Iyadoo iminka ay garoonka weyn ee Soccer city stadium ee magaalada Johannesburg ka soconeyso cayaarta kama dambeysta ah ee koobka aduunka ayaa kabtanka xulka qaranka dalka Talyaaniga Fabio Cannavaro waxaa loo doortay in uu koobka ka ku wareejiyo labada xul midkii guuleysta kadib markii uu muddo 4 sano…
Wednesday June 09, 2010 - 19:50:15
Visits: 2711
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xaflad si aad u heersaraysa loo soo agaasimay ayna ka soo qaybgaleen odayaal, aqoonyahan, madax ka socotay dawladda KM ee soomaaliya, garsoorayaal, dhaqaatiir, madaxda iyo cayaartoyda kooxaha ka qaybgalaya tartanka iyo tiro aad u badan oo ka tirsan kuwii ugu magaca waynaa cayaartoydii hore ee kubadaha…
Saturday May 29, 2010 - 15:06:04
Visits: 2301
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Maxamed Xuseen Cali Skeekhaalow oo ahaa cayar yahan hore oo qaran marna soo qabtay xulka qaranka kubada cagta Soomaaliya ayaa saaka waabarigii ku geeriyooday magaalada Muqdisho, sidaasina waxaa lagu sheegay war saxaafadeed kasoo baxay xiriirka soomaaliyeed ee kubada cagta maanta.
Tuesday May 18, 2010 - 03:39:45
Visits: 1776
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Iyadoo todobaadkan Soomaaliya laga xusay munaasabada 15-ka May oo ah sanad guuradii 67-aad ee kazoo wareegatay markii dhidibada loo tagay ururkii SYL, oo ahaa urur dhalinyaro oo dhaliyay gobanimada maanta aanu heysano, ayaa guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Mudane Siciid Maxamuud Nuur…