Maxamuud Ali Ibraahim {Koofur yare} oo horay xubin aad ufir fircoon uga ahaan jiray xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa Hambalyo iyo bogaadinh u diray guddoomiyaha xiriirka Siciid Maxamuud Nuur, xubnaha guddiga fulinta iyo xogheynta oo uu ugu hambalyeeyay doorashada guusha ku dhamaatay ee xiriirku…