Wararka

Saturday September 22, 2012 - 00:20:05
Visits: 1997
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Boqolaal ka mida jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Sudan ayaa maanta wacdare lala yaabay ka dhigay garoonka kubada cagta Khartuum Stadium kaddib markii ay garoonka kusoo wareejiyeen iyagoo xambaarsan guddoomiyaha wafdiga Soomaaliya Cali cabdi Maxamed (Cali Shiino) iyo macalinka qaranka Maxamed CabdulleFarayare
Friday September 21, 2012 - 20:57:19
Visits: 1832
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xulka Kubada cagta dalka Soomaaliya ee da'doodu ka yartahay 17-ka sano ayaa maanta oo jimco ah xulka dhigooda ah ee Sudan ku reebay wareega hore ee isreebreebka cayaaraha dhalinyarada Qaarada Africa, kaddib cayaar aad u adkeyd oo ka dhacday magaalada Khartoum.
Wednesday September 19, 2012 - 15:28:57
Visits: 2619
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xulka qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya ee da'doodu ka yartahay 17-ka sano ayaa ku sugan magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan halkaas oo ay xalay abaara 8-dii fiidnimo ka dageen garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Kahrtuum.
Wednesday September 19, 2012 - 00:48:58
Visits: 1912
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Golaha xiriirada kubada cagta ee wadamada bariga iyo bartamaha Afrika ee CECAFA ayaa si weyn usoo dhaweeyay tatabarka macalimiinta garsooreyaasha uga socda magaalada Dar Es Salaam ee dalka Tanzania halkaas oo macalimiin ka socda wadamada ku hadla afka Ingiriiska ee qaarada Africa ay tababar heer sare…
Saturday September 08, 2012 - 16:32:34
Visits: 2612
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Sida ku cadeyd jadwalka tartanka jaaliyada Soomaaliyeed ee magaaldea Jidda waxaa lagu balansanaa in wareega 8-da ee tartanka oo la hakiyay bishii Ramadaan uu bilowdo 07/09/2012, waxaana dib loo bilaabay shalay oo laba ka mida kooxaha ay u suuragashay inay usoo gudbaan semifinalka.
Saturday September 08, 2012 - 15:57:27
Visits: 2089
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Golaha xiriirada kubada cagta ee ay ku mideysan yihiin wadamada bariga iyo bartamaha Africa ee loosoo gaabsho CECAFA ayaa sheegay in uu aad uga naxay geeridii ku timid Alle ha u naxariistee garsoore hore oo caalami ah Xaaji Cabdi Cilmi Warsame oo xili dambe Khamiistii ku geeriyooday isbitaal ku yaala…
Friday September 07, 2012 - 18:29:29
Visits: 2143
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Alle ha u naxariistee Xaaji Cabdi Cilmi Warsame oo horay u ahaa garsoore heer caalami oo Soomaaliyeed ayaa ku geeiyooday isbitaal ku yaala magaalada Kuala Lumpur dalka Malaysia gellinkii dambe Khamiistii, sida lagu sheegay qoraal saxafdeed maanta kasoo baxay xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada cagta.
Tuesday August 21, 2012 - 19:01:31
Visits: 2399
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Waxaa shalay oo isniin ahayd ka furmay garoonka jaamacadaha ee magaalada Muqdisho tartanka koobka General Daa'uud oo ah tartan caan ah oo sanadkiiba mar uu qabto xiriirka Soomaaliyeed eekubada cagta.
Friday July 06, 2012 - 21:08:30
Visits: 2581
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Ciyaar lagu macneeyay tii ugu adkeyd tan iyo intii horyaalka Soomaaliya xili ciyaarddeka 2012 uu bilowday muddo iminka bil laga joogo ka hor ayaa kooxda horyaalka difaacaneysa ee Elman waxaa ay maanta oo jimco ah 3-0 dhabarka dhulka ugu dhigtay kooxda Heegan oo ay shiiqday rajadii ay maanta ka lahayd…
Saturday June 23, 2012 - 11:15:12
Visits: 2485
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Tartanka horyaalka kubada cagta Soomaalida ee magaalada Jiddah sanadkan wuu ka xiiso badan yahay sanadihii hore marka loo eego tirada daawadayaasha oo aad usoo kordheysa. Cayaarihii ugu dambeeyay tartankan ayay kooxuhu isu arkeen sidan: Sharbatle(AJAX) iyo Baanow Star – Blue Stars iyo Dekedaha - Muqdisho…
Saturday June 16, 2012 - 14:00:18
Visits: 4963
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa maanta oo sabti ah shaaca ka qaaday in uu magaalada Muqdisho soo gaaray Cowskii Artifishaalka ee lagu gogli lahaa garoonka Stadium Banaadir, iyadoo shirkada qandaraaska hoose ee dhsimaha la siiyay ee {East African Modern Engineering company EMECO} ay soo dhameystirtay…
Sunday June 10, 2012 - 09:37:24
Visits: 5306
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Iyadoo magaalada Jidda ee dalka Boqortooyada Sacuudiga uu si xiiso leh uga socdo tartanka sanadlaha ah ee horyaalka kubada cagta Jaaliyada Soomaaliyeed ee Jiddah ayaa ayaa cayaarihii ugu dambeeyay waxaa kooxuhu isu arkeen sedan: Xiddigaha Ruweys VS Batroolka - Iftin stars VS Baanow Stars –GololeyVS…
Wednesday June 06, 2012 - 10:48:22
Visits: 4661
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Iyadoo horyaalka kubada cagta Soomaaliya ee heerka 1-aad 2012 uu shalay galay maalintii 2-aad ayaa ciyaartii shalay waxaa isaga hor yimid kooxaha kala ah LLPP Jeenyo iyo Saxafi Hotel, cayaartaas oo ahayd mid aad u adag dadweyne aad u farabadana ay kasoo qeyb galeen daawashadeeda.
Saturday June 02, 2012 - 12:02:27
Visits: 3042
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Aabe Xasan Xeyle oo ah aabaha dhalay garsoore Heer Caalami Cabdul Qaadir Xasan Xeyle waxaana dhamaan bahweynta kubada cagta Soomaaliyeed ay ka tacsiyadeynayaan geeridan naxdinta leh.