Tartankan ayaa wxaa ka qeyb galaya 5 gobal oo hoos yimaada maamul gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland waxaana cayaarta ugu horeysa ay
Tartankan ayaa waxaa uu qeyb ka yahay cayaaraha 18-aad ee kubada cagta gobalada dalka Soomaaliya oo uu xiriirku u qabanayo qaab zones ah maadaama ayan xiligan suuragal ahayn caasimada Sooamaliya in tartan lagu qabto kubada cagta ah.
Dhowr arrimood ayaa loo aaneeyay kuwaasi oo kala ah in marka hore xaalada amaan ee magaalada Muqdisho aanay ahayn mid la isku haleyn karo iyo tan labaad oo ah labadii garoon ee caalamiga ahaa ee magaalada Muqdisho ay ku faani jirtay oo midkood uu dayac tir ku socdo kan kalana ay dagan yihiin ciidamo Itoobiyaan ah.
Gobaladan waxaa sida qorshuhu yahay kasoo bix doona labo kuwaas oo tartanka
Waaxda war faafiunta ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxaa ay balan qaadeysa in ay si joogto ah aqristeyaasha somsoccer ugusoo gudbin doonto hadba wixii kasoo cusboonaada tartanka
Somali football press department