Hambalyo: Meherka Cabdulqaadir Cilmi Ciise (Honest) iyo Luul Daahir Cabdulle

Thursday August 07, 2014 - 23:59:38
0 Comments
2883
Super Admin
Dhamaan xubnaha ururka saxafiyiinta Isboortiga Soomaaliyeed waxaa ay hambalyo u dirayaan Saaxiib Qaali ah Cabdulqaadir Cilmi Ciise (Honest) iyo xaaskiisa cusub Luul Daahir Cabdulle oo meherkoodu ka dhacay dalka Sweden maalintii Arbacada oo ku beegneyd 6-da Ugust 2014.


Masuuliyiinta Bahweynta Saxaafada Isboortiga Soomaaliyeed ee tahinyada diraya waxaa ka mida: Guddoomiyaha Ururka saxafiyiinta Isboortiga Muuse Maxamed Cusmaan, Agaasimaha xafiiska warfaafinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ahna xubin ka tirsan guddiga warfaafinta Ururka kubada cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA, Shaafici Muxuyadiin Islow, guddoomiye ku xigeenada Ururka saxafiyiinta Isboortiga Soomaaliyeed Xuseen Cabdalla Maxamed, Siciid Ibraahim Xuseen (Buuna), Prof Muuse Maxamed Naasir, Xoghayaha Guud Maxamed Cabdullaahi Abuukar, ku xigeenka xoghayaha Guud Maxamed Cali madka, iyo xubnaha guddiga Fulinta Ururka saxafitiinta Isboortiga Soomaaliyeed oo ay ka mid yihiin Salaad Iidow Xasan (Xiis) Maxamed Ibraahim Cabdulle (Biibaaye), Cabdirashiid Cabdi Axmed (Rashka), Xuseen Maxamed Hadaafow, Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto) iyo Cumar Ibraahim Cabdi Salaam oo ka tirsan xafiiska warfaafinta xiririka Soomaaliyeed ee kubada cagta.



Wareiyeyaasha kale ee tahniyad taa la mida diraya waxaa ka mida:

Cabdullaahi Maxamed xuseen (Taajiow)

Xasan Liisho

Cabdiraxmaan Maxamed Xasan (Xudeyfi)

Sacdiyo Cabdiraxmaan (Garabey)

Sahro Maxamuud Cabdulle (Koronto)

Cabdullaahi Hilwole Maxamed (Sahal yare)

Cabulqaadir Maxamed Faarax (Dulyar)

Xamdi Maxamed Kediye

Shaadiyo Muxumed Cabdi

Cabdiweli Ibraahim Garyare

Xasan Dhaaley

Bile Gurxan

Cabdiraxmaan Cali Suubiye

Fardowsa Maxamed Cabdulle

Axmed Cumar Xaashi (Axmed taajir)

Xaawo Maxamuud Cali (Xaawo Kiin)

Cabdi Maxamed Ismaaciil (Cabdi Cuud)


Somali Football Federation Media Department

Email:somalifootballmedia@gmail.com



Leave a comment