Kabtankii X.Qaranka Soomaaliya C/Qadir Gaduudoow oo ka dagay Talyaaniga.!!

Tuesday September 02, 2008 - 10:53:00
0 Comments
2174
Shaafici Muxyidiin
Sababta keeneeysa in dadku ay tahriibaan ayaa ah raadinta nolol dhaanta midda hadda ka jirta wadanka Somalia..

waayo wadanka Somalia wuxuu muddo 18-sano ku dhawaad ah uu ku jiraa dagaal aan kala go' laheyn sidaad daraadeed qof kastaahi wuxuu u tahriibayaa halka uu is leeyahay waxaad ka heli kartaa nolol ka gedisan midda Muqdisho ka jirta.


Leave a comment