BAHDII ISBOORTIGA BERISAMAADKII OO HAMBALYO U DIRAYA KOOXDA SOMALIDA AUSTRELIA IYO TABABARE C/XAAQ

Friday September 23, 2011 - 14:55:12
0 Comments
3203
Shaafici Muxyidiin
Ka dib markii kooxda Soomaalida dalka Australia ku guuleysatay taratnkii horyaalka heerka labaad ee waqooyiga dalkaasi ayaa waxaa rag ka trisanaa bahweynti isboortiga Soomalaiya berisamaadkii waxaa ay soo direen hambalyo ku aadan guushaasi ay gaareen markii ugu horeeysay taariikhda Koox Soomaaliyeed oo dibadda uga qeyb gasha tartan noocan oo kale ah.


Raga hambalyadaa diraya waxaa ka mida:


1)DR. CALI CUSMAAN CALI
XOGHAYAHII GUDDIGA OLYMPIGADDA SOOMAALIYEED

2)MAXAMED XIRSI INDHACAAD.
GUDOOMIYE KUXIGEENKII XSKC


3)DR. YAASIIN ABUKAR CARIIF
XOGHAYAHII XSKC


4)IBRAHIM SUDAANI
TABABARIHII XULKA QARANKA SOOMAALIYEED


5)TABABARE QARIIDI
TABABARIHII XULKA KISMAAYO.


6)CABDI YUSUF
GUDOOMIYIHII GUDDIGA OLIMPIGA EE GOBOLKA BENAADIR.


7)MAXAMED XASAN QOLOF
GARSOORE CAALAMI EE KUBADDA CAGTA


8)CABDICASIIS AXMED MAHDI
TABABARIHII XULKA QARANKA EE KUBADDA CAGTA SOOMAALIYEED.


9)AWEYS MUSE ARBOW(AWEYS FUUNDI)
XULKII QARANAKA KUBADDA CAGTA,KOOXDII HORSEED


10)CABDULQAADIR XASAN CADDE(CAYDIID JEENYO)
XULKA QARANKA KUBADDA CAGTA,KOOXDII LLPP


11)CABDULQAADIR SHEKH DAAHIR(SHEEKHA)
TABABARIHII XULKA QARANKA SOOMAALIYEED


12)MAXAMED MUSLIMIIN
KOOXDII KUBADDA CAGTA EE NAADIGII MUQDISHU


13)AXMED WALI
KOOXDII KUBADDA CAGTA EE BATROOLKA

14)AXMED CABAAS BUSURI
XULKII QARANKA KUBADDA CAGTA IYO NAADIGA MUQDISHU


15)MAXAMED CUSMAAN LOOLOOW
XULKII QARANKA EE KUBADDA CAGTA IYO NAADIGA MUQDISHU.


16)CABDIKARIIM CALI AAR(CALI MATAAN)


17)XAMZA A. XAMZA
XULKII QARANKA KOOXDII KUBADDA CAGTA EE BADDA


18)CABDULAAHI XASAN(MACALIN TUKE)
XULKII QARANKA EE KUBADDA CAGTA KOOXDII LLPP


19)DR. YUSUF MAXAMUUD SHAQAAQ
XULKII QARANKA KOOXDII LLPP


20)DR. CUMAR GANJAB
XULKII QARANKA KUBADDA CAGTA KOOXDII WAGAD


21)MAXAMED XAAJI GIFTIN(TABABARE XULKA QARANKA)


22)CABDIKARIIM WALAAYO(CANTAR JEENYO)
XULKII KUBADDA CAGTA KOOXDII LLPP


23)XASAN MAXAMED XARBI
XULKA QARANKA KUBADDA CAGTA IYO KOOXDII HORSEED


24)AXMEDNUUR MAXAMED XAASI(SEYGA RUUSHKA)
XULKA QARANKA IYO KOOXDII LLPP


25)XASAN CAFIIFI
XULKII QARANKA IYO KOOXDII HORSEED


26)IBRAAHIM SHAASH
XULKII QARANKA IYO KOOXDII HORSEED


27)CUSMAAN XAAJI MAYE(ISKOOD)
XULKII QARANKA IYO KOOXDII HORSEED


28)CABDICASIIS XAAJI GIFTIN
XULKA QARANKA IYO KOOXDII WAGAD


29)NUUR SUUFI AMAC(NUUR GAAB)
XULKII QARANKA IYO KOOXDII MUNISHIIPIO.


30)KHALIIF SHIRE MUSE(KHALIIF RIIKO)
XULKII QARANKA IYO KOOXDII BADDA


31)AXMED SAALAX CAWAD(BINSHAAKIR)
XULKII QARANKA IYO NAADIGII DAWLADDA HOOSE

C/xafiid C/samad Zaciimka
2521-5517722/252699-990500

Somali Football Federation Media Department

 

+2521 235047 Office.

+25250 930226 Office

+252699 969815 Cell

 

Email:somalifootballmedia@gmail.com



Leave a comment