Ganaxyadii Heegan la siiyay Cayaartii 21-kii Janaayo.

Sunday January 23, 2011 - 08:56:17
0 Comments
2928
Shaafici Muxyidiin
Naadig Heegan ee caarcasn ciidankabooliska soomaaliyeed waxaa uu ka mid yahaynaadiyada heerka 1-aad ee dalka Soomaaliya waana markii ugu horeysay ee uu nadigani ka qeyb galo horyaalka heerka 1-aad.


Cayaartii ugu horeysay wuxuunadigani la yeeshay naadiga heysta horyaalka hada loo tartramayo ee Banaadir Telecom, 21-kii bishan waxaana 1-0 ku adkaaday Heegan


Cayaartoyda Heegan intii cayaartaasi socotay waxaa la siiyay ganaaxyadan.

 

 

Name

Number

   Date

   Minute

 Caution    

Abdi Naser Ali Sheik

8

21 Jan

13th minute

Yellow

Jibril Hassan Mohamed

10

21 Jan

27th minute

Yellow

Abdi Aden Kulmiye

7

21 Jan

75th minute

Yellow

 

Somali Football Media Department

+25250 930226 Telephone Office

+252699 969815 Cell

+2521 600601 Fax

Emails:somalifootballmedia@gmail.com



Leave a comment