Xulka U-17 oo ku dur-duriyay kooxda Al-shaxaniya ee dalka Qadar
Cayaartodya xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay17-ka sano ayaa caawa 2-0 ugu awood sheegtay kooxda Al-Shaxaniya ee dalka Qadar intii ay socotay cayaar saaxiibtinimo oo ku dhex martay garoonka Kooxda Al-Shaxaniya ee magaalada Dooxa....
- 30 Aug 2010
|
|
Madaxa wax barasahda SFF oo Seminaar Qaahira kaga qeyb galay
Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ayaa waxaa lagusoo gabagabeeyay Seminaar muddo 3 cisho ah u soconayay masuuliyiinta xaga wax barshada ugu qaabilsan Xiriirada kubada cagta ee dalalka Afrika, waxaana Soomaaliya ku metalayay madaxa wax barashada Xiriirka Cali Maxamed Axmed (Cali Siciid)....
- 09 Aug 2010
|
|
Tartankii Dugsiyada oo lasoo gaba-gabeeyay
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada caga ayaa si guul ah kusoo gabagabeeyay tartan kubada cagta ah oo mudo 10-maalmood ah soconayay loona qabtay caruruta dhigata dugsiyada hoose iyo dhexe, kaas oo ay koobka qaadeen caruurta dugsiga jaabir Bin Xayaan....
- 03 Aug 2010
|
|
Cayaarayaha Eurosom oo barri furmaya
Waxaa barri uu bisha July tahay 22 magaalada Helsinki ee dalka Finland si rasmi ah uga furmaya cayaaraha xagaaga ee (Eurosom summer games) oo sandkiiba mar loo qabto kooxo soomaaliyeed oo ka kala dhisan dalal kala duwan oo Yurub ku yaala.
...
- 21 Jul 2010
|
|
Koobkii Jaaliyada Soomaaliyeed ee Finland oo furmay
Tartanka caanka ah ee sandkiiba mar la qabto looguna magac daray koobka jaaliyada Soomaaliyeed ee Finland ayaa shlay jimcihii si rasmi ah uga furmay magaalada Helsinki ee xarunta dalka finland....
- 29 May 2010
|
|
Gudoomiyaha Xiriirka Mudane Siciid oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabada 15-ka May
Iyadoo todobaadkan Soomaaliya laga xusay munaasabada 15-ka May oo ah sanad guuradii 67-aad ee kazoo wareegatay markii dhidibada loo tagay ururkii SYL, oo ahaa urur dhalinyaro oo dhaliyay gobanimada maanta aanu heysano, ayaa guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Mudane Siciid Maxamuud Nuur Mugaabe waxaa uu shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay caalamka ka joogaanba ugu hambalyeeyay munaasabada qiimaha badan....
- 17 May 2010
|
|
Xulka qaran ka da’yarta oo dalka dib ugusoo laabtay
Xulka qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 17-ka sano ayaa maanta dalka dib ugusoo laabtay iyagoo kasoo amba baxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana garoonka diyaaradaha loogu qabtay munaasabad soo dhaweyn heer qaran ah.
...
- 27 Apr 2010
|
|
Xiriirka kubada cagta oo amaan u jeediyay safiirka soomaaliya ee Kenya
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa si weyn amaan ugusoo jeediyay safiirka soomaaliya ee dalka Kenya iyo guud ahaan shaqaalaha safaarada oo uu xiriirku sheegay in ay kaalin lama ilaawaan ah ka qaateen dhiiri gelinta xulka qaranka da’doodu ka yartahay 17-ka sano oo todobaadkan Kenya ka reebay tartanka U 17-ka Qaarada Afrika...
- 26 Apr 2010
|
|
Xulka qaranka oo soo dhaweyn heer qaran ah loo diyaarinayo.
Wasiiro ka tirsan dowlada Soomaaliya, mudanayaal baarlamaan iyo dad weyne aad u farabadan ayaa ka qeyb qaadan doona soo dhaweynta xulka qaranka kubada cagta dad’oodu ka yartahay 17-ka sano oo lagu wado maalinta Salaasada ah in ay soo gaaraan magaalada Muqdisho iyagoo ka imaanaya dalka Kenya oo ay dhigooda dalkaasi ka reebeen koobka is reeb reebka Afrika ee dhalinyarada....
- 26 Apr 2010
|
|
Xulka Soomaaliya Oo Ka adkaaday dhigooda Jabuuti
Djibouti: Xulka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo ka qeybgalaya isreebreebka koobka CHAN ayaa galabta garoonka Guleed ee magaalada Jabuuti kula yeehay ciyaar xiiso leh xulka dalka Jabuuti. ...
- 08 Jan 2010
|
|
Tartanka kubada cagta Dugsiyada oo Muqdisho ka furmay
Xiriirka kubadda cagta ee soomaaliya ayaa suurta-geliyey qabsoomida tartanka kubadda cagta ah kaasi oo ay ka qeyb qaadanayaan qaar ka mida dugsiyada ka dhsian gobalka Banaadir, waxaana lagu maamuusayaa 21-November oo ah maalinta macalinka Soomaaliyeed.
...
- 15 Nov 2009
|
|
Ururinta Keyd taariikheedka garsoorka Cayaaraha Soomaaliyeed oo la bilaabay.
Waxaa la bilaabay ururinta keyd taariikheedka garoorka cayaaraha kala duwan ee Soomaaliyeed, iyadoo ilaa iyo hada ku dhawaad 5 garsoore ay soo gudbiyeen warbixino taariikhdooda ka hadlaya iyo sawirro,sidaa daraadeed dhamaan garsoorayasha cayaaraha kala duwan ee Soomaaliyeed ee ku kala nool dalka gudhiisa iyo dibadiisa, kuwa shaqeeya iyo kuwii shaqada ka fariisratyba waxaa lala socodsiinayaa in in ay arrintaas soo da dajiyaan.
...
- 11 Sep 2009
|
|
W/Isboortiga oo booqday xulka 17 jirrada qaranka
Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga dowladda federalka Soomaaliya Suleymaan Colaad Rooble ayaa saaka waabarigii booqasho dhiiri gelin ah ugu tagay xulka qaranka ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sanadood oo haatan ku tababar qaadanaya dugsiga sare ee booliska kadib markii ay kasoo qexeen goobtoodii hore.
...
- 04 Aug 2009
|
|
Guddoomiye ku xigeenka GOS oo kormeeray xulka U-17-ka
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee xiriirka caalamiga ah Duran Axmed Faarax ayaa Axdii booqasho ugu tagay xulka U-17-ka kubada cagta dalka Soomaaliya oo haatan tababar ku qaadanaya garoonka dugsiga sare ee booliska kadib markii ay kasoo qexeen stadium Banaadir....
- 03 Aug 2009
|
|
Xulka Under-17-ka oo qaxay
Iyadoo sababtu ay tahay fowdada iyo dagaalada ugu yaraan maalineyaasha noqday ee ka jira magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa cayaartoyda xulka qaranka U-17-ka ee kubada cagta dalka Soomaaliya waxaa ay ka qexeen xaruntii hore oo ay mudoo ku tababar qaadanayeen oo ah Stadium Banaadir oo ku taala degmada cabdul casiis, sida uu shaaca ka qaaday tabaraha xulka Maxamed Cabdulle Farayare....
- 29 Jul 2009
|
|
Xulka U 17-ka oo kooxda Heegan kaga badiyay 3-2
Xuka Qaranka kubada cagta ee U 17 iyo kooxda Kubbada Cagta ee naadiga Heegan ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shalay Sabtidii cayaar saaxiibtinimo ku yeeshay garoonka dugsiga sare ee Booliska waxaana cayaartaasi ay ku dhamaatay 3-2 oo ay guushu ku raaday xulka U 17....
- 20 Jul 2009
|
|
|
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 Next |
|
|