Tababarka garsoorayaasha Soomaaliya oo ka furmaya Jabuuti
Tababar heer caalami ah oo uu bixinayo ururka FIFA ayaa maalinta sabtida ah ee inasoo aadan ka furmaya dalka Jabuuti,sidaasina waxaa maanta saxaafada u sheegay xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta cabdi Qani Saciid carab oo hada ku sugan dalka Jabuuti. ...
- 10 Mar 2010
|