» Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta » SOMSOCOER.COM
 
Magaca  
Furaha
QODOBO XIISO LEH
© 2008 Somali Football Federation. All rights reserved.
Published on the Web at: Tue 23 Jun 2009 11: 11: 33
Xulka Soomaaliya ee Beach soccer-ka ayaa guul darro weyn dhabarka u sariyay xulka dhigooda ah ee Senegal kadib markii ay kaga badiyeen 11-4 cayaar saaxiibtinimo oo ka dhacday magaalada Lausanne ee dalka Switzerland 21-kii bishan.
 
QODOBO XIISO LEH
© 2008 Somali Football Federation. All rights reserved.
Published on the Web at: Tue 23 Jun 2009 10: 26: 38
Xulka qaranka Soomaaliya ee U-17-ka ayaa ku guda jira diyaar garowgii ugu xooga badnaa ee ku aadan ka qeybgalka cayaaraha CECAFA U-17-ka ee dhawaan ka dhacaya dalka Sudan.
 
QODOBO XIISO LEH
© 2008 Somali Football Federation. All rights reserved.
Published on the Web at: Tue 12 May 2009 13: 49: 22
Abdisalam Caddaay oo ku dhashay degmada Diinsoor ee gobolka Baay, ee dalka Soomaaliya 1-dii bishii May ee sanadku markuu ahaa 1991-kii,waxaa uu hada nasiibkiisu u saamaxay in uu si buuxda uga mid noqdo xulka qaranka dalka Norway.
 
WARARKII UGU DAMBEEYAY
Soomaaliya oo 11-4 gool kaga badisay Senegal
Xulka Soomaaliya ee Beach soccer-ka ayaa guul darro weyn dhabarka u sariyay xulka dhigooda ah ee Senegal kadib markii ay kaga badiyeen 11-4 cayaar saaxiibtinimo oo ka dhacday magaalada Lausanne ee dalka Switzerland 21-kii bishan.
©SFF -- Published at: 23 Jun 2009
Xuka Soomaaliya oo u diyaar garoobaya cayaaraha CECAFA U-17
Xulka qaranka Soomaaliya ee U-17-ka ayaa ku guda jira diyaar garowgii ugu xooga badnaa ee ku aadan ka qeybgalka cayaaraha CECAFA U-17-ka ee dhawaan ka dhacaya dalka Sudan.
©SFF -- Published at: 23 Jun 2009
Muwaadin Soomaali ah oo si weyn uga dhex muuqanaya xulka qaranka Norway.
Abdisalam Caddaay oo ku dhashay degmada Diinsoor ee gobolka Baay, ee dalka Soomaaliya 1-dii bishii May ee sanadku markuu ahaa 1991-kii,waxaa uu hada nasiibkiisu u saamaxay in uu si buuxda uga mid noqdo xulka qaranka dalka Norway.
©SFF -- Published at: 12 May 2009

DHACDOOYINKA
Kooxda Milan oo diyaar u ah in ay KAKA ka iibiso Chelsea.!!
Kooxda K/cagta ee AC Milan ee wadanka Talyaaniga ayaa dooneysa in ay KAKA ka iibiso kooxda Chelsea ee wadanka INgitiiska sida laga soo xigtay ilo muhiim ah oo ku sugan wadanka Talyaaniga... 02 Sep 2008
Imisa ciyaaryahan ayaa la kala iibsaday ilaa iyo hadda?
Ciyaaryahankii hore ee kooxda Arsenal Jose Antonio Reyes ayaa ugu dambeeyay kala iibsiga iyo wada xaajoodka suuqa kala iibsiga ciyaartooyda.. 02 Sep 2008
Carrick oo laga reebay xulka Ingiriiska iyo Jenas oo looga yeeray.!!
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee xulka qaranka INgiriiska iyo kooxda Manchester United Michael Carrick ayaa laga saaray liiska ciyaartooyda xulka qaranka INgiriiska. 02 Sep 2008
Fabregas oo ku taliyay in Kooxda Arsenal lagu soo biiriyo Alonso.!!
Cesc Fabregas ayaa tababaraha Arsenal Arsene Wenger u sheegay in taladiisa ku aadan soo iibinta ciyaartooyahan khadka dhexe ee difaaca uga ciyaaro Kooxda inuu la jecelyahay Xavi Alonso.. 02 Sep 2008
More
 
WARAR DHEERAAD AH
More
 
XULKA WARARKA
Ciyaaryahan Didier Drogba oo qorsheynaya inuu ka tago kooxda Chelsea.!!
Ciyaaryahanka caalamiga ah ee xulka qaranka wadanka Ivory Coast Didier Drogba ayaa lagu soo waramayaa inuu mustqbalkiisa ciyaareed ee kooxda Chelsea uusan fadhin... 02 Sep 2008
Ciyaaryahan Ljunberg oo looga gacan haatinayo San Siro.!!
Kooxda K/cagta ee AC Milan ayaa noqotay kooxdii ugu dambeysay ee la soo xiriirta ciyaaryahanka weerarka ee xulka qaranka Sweden iyo kooxda West Ham United Freddie Ljunberg.. 02 Sep 2008
Natiijadii ciyaaraha ee horyaalka ingriiska.
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Arsenal Samir Nasri ayaa maanta goolkiisii ugu horeeyay u dhaliyay kooxda Arsenal. 02 Sep 2008
Adebayor oo ka qeyb qaadanaya maareynta Musiibo ka dhacday wadankiisa Togo.
Weeraryahanka kooxda Arsenal iyo xulka wadanka Togo Emmanuel Adebaroy ayaa si aan kala go' laheyn u wada dadaal xoogan oo uu ku doonayo sidii loo maareyn lahaa musiibo xoog leh oo ka dhacday inta badan wadanka Togo... 02 Sep 2008
Tabababare Rafael Benitez iyo CIyaaryahan Xavi Alonso oo laga yaabo in ay ka tagaan Liverpool.!!!
Tababaraha kooxda Liverpool Rafael Benitez iyo CIyaaryahan Xavi Alonso ayaa laga soo xigtay in ay ka tagayaan kooxdooda Liverpool, 02 Sep 2008
Tony Adams oo jagada tababarenimo ee Arsenal kala wareegidoona Wenger.!!
Tony Adams ayaa sheegay in sida ay la jecelyihiin taagerayaasha kooxda Arsenal uu u yeeli doono... 02 Sep 2008
Adebayor oo qalinka ku duugay heshiis uu ku joogayo Emirates.!!
Weeraryahanka kooxda Arsenal Emmanuel Adebayor ayaa goor dhaweyd kooxda Arsenal u saxiixay heshiiis dheer oo aan la cayimin ... 02 Sep 2008