» Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta » SOMSOCOER.COM
 
 
Magaca  
Furaha
Xulka U 17-ka Soomaaliya Oo kala jebiyay Xulka Kenya
Xulka qaranka kubadda cagta dalka Soomaaliyeed ee da`doodu ka hooseyso 17-jirada ayaa kala jebiyay dhigooda dalka Kenya cayaar ka mida is reeb reebka koobka U 17-ka qaaraa Afrika oo ka dhacayday dalka Jabuuti.... -
10 Apr 2010
Horyaalkii kubada cagta Soomaaliya oo furmay
Iyadoo cayaarta kuba da cagta oo ah tan loogu jecelyahay dalka Soomaaliya ay wajahyso dhibaatooyinkii ugu darnaa ee abid soo mara taariikhda inta la ogyahay ayaa hadana xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu waxaa uu maalintii jimcaha ee shalay dib u bilaabay horyaalkii kubada cagta dalka Soomaaliya kadib muddo sadex sanadood ah oo aan la qaban sababo amaan xumo awgood. ... -
10 Mar 2010
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14  Next
MOST READ
LATEST NEWS