» Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta » SOMSOCOER.COM
 
 
Magaca  
Furaha
Xulka Da’yarta Soomaaliya iyo Kooxda Horyaalka Qadar oo is garab dhacay
Xulka kubada cagta dalka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 17-ka sano ayaa xalay cayaartii labaad oo saaxiibtinimo la yeeshay kooxda heysata horyaalka dalka Qadar ee la yiraahdo Al-Gharafa FC, waxaana cayaartaasi ay ku dhamaatay bar bar dhac 1-1 ah. ... -
02 Sep 2010
Xulka U-17 oo ku dur-duriyay kooxda Al-shaxaniya ee dalka Qadar
Cayaartodya xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay17-ka sano ayaa caawa 2-0 ugu awood sheegtay kooxda Al-Shaxaniya ee dalka Qadar intii ay socotay cayaar saaxiibtinimo oo ku dhex martay garoonka Kooxda Al-Shaxaniya ee magaalada Dooxa.... -
30 Aug 2010
Macalin Soomaaliyeed oo wacdare ka dhigay tababar caalami ah oo ka dhacay dalka Jarmalka
Macalinka kooxda Beach soccer-ka Soomaaliyeed ee dalka Switzerland Axmed Maxamed Axmed (Gaab) ayaa wacdare weyn ka muujiyay tababar caalami ah oo ka dhacay dalka Jarmalka ayna ka qeyb galeen macalimiin si weyn caalamka looga yaqaano.... -
22 May 2010
Xiriirka kubada cagta oo qabtay munaasabad lagusoo gabagabeynayay horyaalkii kubada cagta ee dhawaan dhamaaday.
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa maanta oo Isniin ah waxaa uu hotelka saxafi ee magaalada Muqdisho ku qabtay munaasabad aad u weyn oo lagu maamuusayay gabagabada horyaalkii kubada cagta dalka soomaaliya ee dhawaan idlaaday.... -
17 May 2010
Xiriirka kubada cagta Soomaaliya oo diyaariyay 3 xul oo kala duwan
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa markii ugu horeysay diyaariyay sadex xul qaran oo kala duwan oo mid waliba ay tartamada quseeya ku matali doonto Soomaaliya.... -
16 May 2010
Aas aasaha SSPA oo xubin ka noqday guddiga warfaafinta CECAFA
Shaafici Muxuydiin Abuukar (Islow) oo ah aas aasaha Ururka saxafiyiinta Isboortiga Soomaaliyeed horayna guddoomiye uga soo noqday hadana ah guddoomye ku xigeenka 1-aad ee xiriirka caalamiga ah ee SSPA ayaa loo magacaabay xubin ka mida guddiga warfafainta xiriirka kubada cagta ee bariga iyo bartamaha Afrika ee CECAFA loo soo gaabsho.... -
20 Apr 2010
Xogahaye C/qani “Tababarkii Heer caalami ee loo qabtay macalimiinta K/cagta natiijo wanaagsan ayuu keenay”
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa shaaca ka qaaday in tababarkii Heer caalami ee dabayaaqadii sanadkii tagay macalimiinta kubada cagta Soomaaliya loogu qabtay dalka Jabuuti uu wax weyn kusoo kordhiyay dhaq dhaqaaqa kubada cagta Soomaaliyeed.... -
16 Apr 2010
Gudoomiyaha K/Cagta Soomaaliya oo Blater ugu Magac daray “Bad baadiyaha” kubada cagta Soomaaliyeed
Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Siciid Maxamuud Nuur Mugaabe ayaa guddoomiyaha xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA Joseph S. Blatter waxaa uu ugu magac daray “Bad baadiyaha” Kubada cagta Soomaaliyeed oo hada u muuqata in ay horumar ku sii talaabsaneyso. ... -
14 Apr 2010
Xulka qaranka oo Tanzania gaaraya Khamiista
Xulka qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya ee loo yaqaano Ocean stars ayaa lagu wadaa in ay dalka Tanzania gaaraan maalinta Khamiista ah ee inasoo aadan halkaas oo ay cayaar ka mida is reebreebka tartanka CHAN ee Afrika kula yeelan doonaan dhigooda Tanzania ee Taifa stars.... -
24 Mar 2010
Xiriirka Kubada Cagta oo afur iyo Suxuur ugu deeqay dhalinyaro Soomaaliyeed.
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta ayaa afur iyo suxuur ugu deeqaqy dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku haray xaafadaha laga kala qaxay ee ku dhow xarunta xiriirka ee ku taala Xaafada Geed Jacayl ee degmada Wardhiigley.... -
22 Aug 2009
Caddaay oo lagu daray liiska Cayaartoyda heerka 1-aad ee Man City
Cayaaryahanka da’da yar ee Soomaaliyeed Cabdi Salaam Cabdul Qaadir Cadaay ayaa waxaa uu si rasmi ah ugasoo dhex muuqaday liiska cayaartoyda heerka 1-aad ee kooxda Manchester cityee dalka Ingriiska.... -
20 Aug 2009
W/Isboortiga oo booqday xulka 17 jirrada qaranka
Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga dowladda federalka Soomaaliya Suleymaan Colaad Rooble ayaa saaka waabarigii booqasho dhiiri gelin ah ugu tagay xulka qaranka ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sanadood oo haatan ku tababar qaadanaya dugsiga sare ee booliska kadib markii ay kasoo qexeen goobtoodii hore.... -
04 Aug 2009
W/Isboortiga & xiriirka k/cagta oo kulmay
Mauuiyiinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa maanta waxaa xafiiskiisa ay kulan kula yeesheen wasiirka isboortiga iyo dhalinyarada ee dowladda federalka Soomaaliya Suleymaan Colaad Rooble, waxaana labada dhinac ay islasoo qadeen arrimo badan oo xasaasi ah oo la xariira dhaq dhaqaaqyada kubada cagta ee dalka Soomaaliya.... -
03 Aug 2009
Guddoomiye ku xigeenka GOS oo kormeeray xulka U-17-ka
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee xiriirka caalamiga ah Duran Axmed Faarax ayaa Axdii booqasho ugu tagay xulka U-17-ka kubada cagta dalka Soomaaliya oo haatan tababar ku qaadanaya garoonka dugsiga sare ee booliska kadib markii ay kasoo qexeen stadium Banaadir.... -
03 Aug 2009
Kooxda Milan oo diyaar u ah in ay KAKA ka iibiso Chelsea.!!
Kooxda K/cagta ee AC Milan ee wadanka Talyaaniga ayaa dooneysa in ay KAKA ka iibiso kooxda Chelsea ee wadanka INgitiiska sida laga soo xigtay ilo muhiim ah oo ku sugan wadanka Talyaaniga...... -
02 Sep 2008
Imisa ciyaaryahan ayaa la kala iibsaday ilaa iyo hadda?
Ciyaaryahankii hore ee kooxda Arsenal Jose Antonio Reyes ayaa ugu dambeeyay kala iibsiga iyo wada xaajoodka suuqa kala iibsiga ciyaartooyda..... -
02 Sep 2008
Carrick oo laga reebay xulka Ingiriiska iyo Jenas oo looga yeeray.!!
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee xulka qaranka INgiriiska iyo kooxda Manchester United Michael Carrick ayaa laga saaray liiska ciyaartooyda xulka qaranka INgiriiska.... -
02 Sep 2008
Fabregas oo ku taliyay in Kooxda Arsenal lagu soo biiriyo Alonso.!!
Cesc Fabregas ayaa tababaraha Arsenal Arsene Wenger u sheegay in taladiisa ku aadan soo iibinta ciyaartooyahan khadka dhexe ee difaaca uga ciyaaro Kooxda inuu la jecelyahay Xavi Alonso..... -
02 Sep 2008
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7  Next
MOST READ
LATEST NEWS