» Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta » SOMSOCOER.COM
 
 
Magaca  
Furaha
Kooxda Horseed oo ku guuleysatay tartrankii Futsalka ee nabadeynta
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagusoo gabagabeeyay tartan Futsal ah oo loogu tala galay dhiiri gelinta nabadda iyo is dhex galka bulshada kaas oo muddo 2 todobaad ah ka soconayay garoonka Degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho. ... -
08 Dec 2010
Cayaaraha gobalalda oo lagu dhawaaqay xilliga ay furmayaan
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta iyo maamul gobaleedka Puntland ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay xilliga rasmi ahaan ay furmayaan cayaaraha kubada cagta ee nabada iyo horumarinta gobalada dalka. ... -
08 Nov 2010
Xulka Da’yarta Soomaaliya iyo Kooxda Horyaalka Qadar oo is garab dhacay
Xulka kubada cagta dalka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 17-ka sano ayaa xalay cayaartii labaad oo saaxiibtinimo la yeeshay kooxda heysata horyaalka dalka Qadar ee la yiraahdo Al-Gharafa FC, waxaana cayaartaasi ay ku dhamaatay bar bar dhac 1-1 ah. ... -
02 Sep 2010
Xulka U-17 oo ku dur-duriyay kooxda Al-shaxaniya ee dalka Qadar
Cayaartodya xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay17-ka sano ayaa caawa 2-0 ugu awood sheegtay kooxda Al-Shaxaniya ee dalka Qadar intii ay socotay cayaar saaxiibtinimo oo ku dhex martay garoonka Kooxda Al-Shaxaniya ee magaalada Dooxa.... -
30 Aug 2010
Madaxa wax barasahda SFF oo Seminaar Qaahira kaga qeyb galay
Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ayaa waxaa lagusoo gabagabeeyay Seminaar muddo 3 cisho ah u soconayay masuuliyiinta xaga wax barshada ugu qaabilsan Xiriirada kubada cagta ee dalalka Afrika, waxaana Soomaaliya ku metalayay madaxa wax barashada Xiriirka Cali Maxamed Axmed (Cali Siciid).... -
09 Aug 2010
Tartan lagu maamuusayay 1-da July oo lagu qabtay Guri-Ceel
Degmada Guri-Ceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu qabtay tartan kubada cagta ah oo lagu maamuusayay maalinta qaranimada soomaaliyeed ee 1-da July waxaana tartankaas gacan weynka geystay Xiriiriyah guud ee hey’ada SAHED Dr. Axmed Maxamed Mahdi.... -
03 Jul 2010
Koobkii Jaaliyada Soomaaliyeed ee Finland oo furmay
Tartanka caanka ah ee sandkiiba mar la qabto looguna magac daray koobka jaaliyada Soomaaliyeed ee Finland ayaa shlay jimcihii si rasmi ah uga furmay magaalada Helsinki ee xarunta dalka finland.... -
29 May 2010
Macalinkii hore ee xulka qaranka oo geeriyooday
Maxamed Xuseen Cali Skeekhaalow oo ahaa cayar yahan hore oo qaran marna soo qabtay xulka qaranka kubada cagta Soomaaliya ayaa saaka waabarigii ku geeriyooday magaalada Muqdisho, sidaasina waxaa lagu sheegay war saxaafadeed kasoo baxay xiriirka soomaaliyeed ee kubada cagta maanta.... -
29 May 2010
FIFA oo qalabeysay garsooreyaasha caalamiga ah ee Soomaaliya
Ururka ugu sareeya ee maamula kubada cagta aduunka ee FIFA ayaa qalab garsoor oo dhameystiran ku deeqqy garsooreyaal iyo kaaliyeyaal garsoore oo caalami ah oo Soomaaliyeed,taas oo qeyb ka ah dadaalka FIFA ee ku aadan dhiiri gelinta iyo horumarinta kubada cagta Soomaaliya.... -
28 May 2010
Macalin Soomaaliyeed oo wacdare ka dhigay tababar caalami ah oo ka dhacay dalka Jarmalka
Macalinka kooxda Beach soccer-ka Soomaaliyeed ee dalka Switzerland Axmed Maxamed Axmed (Gaab) ayaa wacdare weyn ka muujiyay tababar caalami ah oo ka dhacay dalka Jarmalka ayna ka qeyb galeen macalimiin si weyn caalamka looga yaqaano.... -
22 May 2010
Cayaaro lagu maamuusayo 15-ka May oo la diyaarinayo
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota qaban qaabo xoogan oo loogu jiro u diyaar garowga cayaaro lagu maamuusayo maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May waxaana qaban qaabadani wada guddiga Olombikada iyo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta.... -
07 May 2010
Xulka qaran ka da’yarta oo dalka dib ugusoo laabtay
Xulka qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 17-ka sano ayaa maanta dalka dib ugusoo laabtay iyagoo kasoo amba baxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana garoonka diyaaradaha loogu qabtay munaasabad soo dhaweyn heer qaran ah.... -
27 Apr 2010
Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo casho sharaf sagootin ah u sameeyay xulka qaranka
Safiirka dalka Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi ee dalka Kenya Mudane Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) ayaa caawa munaasabad casho sharaf ah oo sagootin ah u sameeyay xulka qaranka kubada cagta da’doodu ka yartahay 17-ka sano oo barri usoo amba baxaya dalka.... -
26 Apr 2010
Xiriirka kubada cagta oo amaan u jeediyay safiirka soomaaliya ee Kenya
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa si weyn amaan ugusoo jeediyay safiirka soomaaliya ee dalka Kenya iyo guud ahaan shaqaalaha safaarada oo uu xiriirku sheegay in ay kaalin lama ilaawaan ah ka qaateen dhiiri gelinta xulka qaranka da’doodu ka yartahay 17-ka sano oo todobaadkan Kenya ka reebay tartanka U 17-ka Qaarada Afrika... -
26 Apr 2010
Xulka qaranka oo soo dhaweyn heer qaran ah loo diyaarinayo.
Wasiiro ka tirsan dowlada Soomaaliya, mudanayaal baarlamaan iyo dad weyne aad u farabadan ayaa ka qeyb qaadan doona soo dhaweynta xulka qaranka kubada cagta dad’oodu ka yartahay 17-ka sano oo lagu wado maalinta Salaasada ah in ay soo gaaraan magaalada Muqdisho iyagoo ka imaanaya dalka Kenya oo ay dhigooda dalkaasi ka reebeen koobka is reeb reebka Afrika ee dhalinyarada. ... -
26 Apr 2010
Pele "Robinho dhaqan xumo ayuu u horseeday ciyaartooyda Brazil"!!
Laacibkii Brazil Pele oo ka mid ah dadka wax laga weydiiyo dhacdooyinka K/cagta ayaa sheegay in inuu kanaxay qaabka fudud ee uu Robinho ugu biiray Manchester City... -
04 Sep 2008
Imisa ciyaaryahan ayaa la kala iibsaday ilaa iyo hadda?
Ciyaaryahankii hore ee kooxda Arsenal Jose Antonio Reyes ayaa ugu dambeeyay kala iibsiga iyo wada xaajoodka suuqa kala iibsiga ciyaartooyda...... -
02 Sep 2008
Eto'o "Waxaan ku nagaanayaa kooxdeyda Barcelona"!!
Gool-dhaliye Eto'o "Waxaan ku nagaanayaa kooxdeyda Barcelona"!! ... -
02 Sep 2008
Siyaasada Galiani iyo Berlusconi ee ACMilan:
Ma ilduuf mise axmaqnimo??!! ... -
02 Sep 2008
Ciyaaraha EuroSom oo xiligoodii soo dhawaaday!!
Waxaa sanad kasta la qabtaa ciyaaraha xagaaga EuroSom, hadaba ciyaaraha sanadkaan ayaa waxaa lagu qaban doonaa magaalada Leicester ee wadanka Ingriiska..... -
02 Sep 2008
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10  Next
MOST READ
LATEST NEWS
 
 
 
link:Gucci||Gucci Sukey||Forex Directory