|
|
|

Xulka Da’yarta Soomaaliya iyo Kooxda Horyaalka Qadar oo is garab dhacay
Xulka kubada cagta dalka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 17-ka sano ayaa xalay cayaartii labaad oo saaxiibtinimo la yeeshay kooxda heysata horyaalka dalka Qadar ee la yiraahdo Al-Gharafa FC, waxaana cayaartaasi ay ku dhamaatay bar bar dhac 1-1 ah.
02 Sep 2010
|
|
|
|
|
Xulka U-17 oo ku dur-duriyay kooxda Al-shaxaniya ee dalka Qadar
Cayaartodya xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay17-ka sano ayaa caawa 2-0 ugu awood sheegtay kooxda Al-Shaxaniya ee dalka Qadar intii ay socotay cayaar saaxiibtinimo oo ku dhex martay garoonka Kooxda Al-Shaxaniya ee magaalada Dooxa. 30 Aug 2010 |
|
|
|
|
Madaxa wax barasahda SFF oo Seminaar Qaahira kaga qeyb galay
Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ayaa waxaa lagusoo gabagabeeyay Seminaar muddo 3 cisho ah u soconayay masuuliyiinta xaga wax barshada ugu qaabilsan Xiriirada kubada cagta ee dalalka Afrika, waxaana Soomaaliya ku metalayay madaxa wax barashada Xiriirka Cali Maxamed Axmed (Cali Siciid). 09 Aug 2010 |
|
|
|
|
Tartan lagu maamuusayay 1-da July oo lagu qabtay Guri-Ceel
Degmada Guri-Ceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu qabtay tartan kubada cagta ah oo lagu maamuusayay maalinta qaranimada soomaaliyeed ee 1-da July waxaana tartankaas gacan weynka geystay Xiriiriyah guud ee hey’ada SAHED Dr. Axmed Maxamed Mahdi. 03 Jul 2010 |
|
|
|
|
Koobkii Jaaliyada Soomaaliyeed ee Finland oo furmay
Tartanka caanka ah ee sandkiiba mar la qabto looguna magac daray koobka jaaliyada Soomaaliyeed ee Finland ayaa shlay jimcihii si rasmi ah uga furmay magaalada Helsinki ee xarunta dalka finland. 29 May 2010 |
|
|
 |